Soomaali kasoo laabatay dalka Eritrea oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay qaxooti Soomaaliyeed oo sanado badan kunoolaa dalka Eritrea, kuwaa oo doortay in dalkooda hooyo dib loogu celiyo si ay ugu noolaadaan. Xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ayaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay qaxootigan Soomaaliyeed oo tiradoodu gaareyso 56-ruux oo isugu jira dhalinyaro, haween , caruur … Continue reading Soomaali kasoo laabatay dalka Eritrea oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Daawo Sawirada)